Wasiirka Arimaha Dibadda Denmark oo Muqdisho yimid iyo Kheyre oo la kulmay (Daawo Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka arrimaha dibadda Denmark, Jeppe Sebastian Kofod oo maanta booqasho ku yimid dalka ayaa yeeshay kulan looga hadlay iskaashiga iyo xoojinta xariirka soo jireenka ah ee ladabada dowladood iyo joogteynta taageerada Denmark ee dib-u-kabashada dalka. Wasiirka arrimaha dibadda Denmark oo ka mahad celiyay soo dhaweynta ballaaran ayaa … Continue reading Wasiirka Arimaha Dibadda Denmark oo Muqdisho yimid iyo Kheyre oo la kulmay (Daawo Sawiro)